Muxuu Raisul Wasaaraha Soomaaliya ku soo arkay degmada Berdaale? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo maanta booqday degmada Berdaale ee gobalka Baay ayaa u kuur galay xaaladda dadka fatahaaduhu saameeyeen iyo sida loo wado howlaha loogu gurmanayo. Mudane Xasan Cali Khayre oo tegay goobaha ay ku suganyihiin qoysaska ka barakacay fatahaadaha ayaa dadkii uu la kulmay u muujiyay sida dowladda Soomaaliyeed ay … Continue reading Muxuu Raisul Wasaaraha Soomaaliya ku soo arkay degmada Berdaale? (Sawirro)